Doorgaan naar inhoud

XUSUUSQOR

DAGAALLADII SOKEEYE DIS.30/1990 -JUUN1994 Somalisch

XUSUUSQOR - Saciid Cismaan Keenadiid
Paperback
Nieuw vanaf 27,95

Koop Tweedehands

Niet tweedehands beschikbaar.

Koop NieuwWeb only

Centraal Magazijn
27,95
Verwachte levertijd: 4-5 weken

Omschrijving

Ma aha riyo. Ma aha dheelallow. Waa dhab in ay Soomaalidu kol ahayd dad mid ah oo dalkooda jecel. Dad isu hiilliya, isu ficilooda. Waxay taageeri jireen cid kasta oo Gobannimadeeda u halgamaysa, ha ahaadeen Falastiiniyiin, Soomaali, Afrikan ama kuwo qaarado kale ku nool oo Afrika ku abtirsada oo midabkooda loogu dawgalo sida xasaradihii foosha xumaa ee midabtakoorka, xagga waxbarashada, ee kontomeeyadii ka dhacayey Little Rock, Arkansas (Ameerika) iyo meelo kale. Waa mabda' aan xudduud lahayn. Istaageeridda Soomaalidu waxay ahayd halgan dhinacyo badan. Tusaale: Ardayga ku taxan dugsiga Maamulka, sida qoraaga buuggan iyo jaalalkiisii, wixii ay gelinka hore soo barteen ayay gelinka danbe ka dhigayeen dugsiyada Xarunta S.Y.L. Ardaygu, kolkii uu buugga saddexaad dhammeeyo, galabtii wuxuu ahaa bare dhigaya buugga kowaad. Afafka qalaad ka sokow, waxaa la baran jirey Af-Soomaaliga oo lagu qorayo far Cismaaniye sida uu jideynayey Dastuurkii hore ee S.Y.L. qodobkiisa 5aad. Farriinta ballaaran ee uu Xusuusqorkani xambaarsan yahay waxay ku kooban tahay oraahda duluc hoosaadda u ah magaca buugga ee ah sida ay qabyaaladdu u tahay cudurka halista ah ee sumeeyey bulshadan iswalaalaysigii iyo kalsoonidii lumisay.


Specificaties


Recensies

Gemiddelde waardering

Nog geen beoordelingen

Plaats een beoordeling

Plaats een beoordeling

Recensies van onze lezers

Beoordeel dit boek als eerste!

Om een recensie te schrijven moet je zijn.